Waa inaad sugtaa wadahadalka IND
Ka dib markaad iska diiwaangeliso Ter Apel, Waxaa sugeysaa wadahadalka IND oo dhibaatadaada qixida. Taasi dhowr wiig ayey qaadan kartaa.
Waxaa suura gal ah in baaritaan- TBC aad marto
Magangelyodoonka ka yimid wadan uu qaaxada (Tb) ka jiro, waxaa marka hore Nederlaan laga qaadaa
VluchtelingenWerk waxey kuu sheegi doonaan qaabka dacwada magangelyada u soconaayo
Dacwada magangelyada waa mid adag. Dacwada magangelyo ee la dedejiyey waxa keliya aad la leedahay IND 1 wadahadal oo codsigaaga magangelyo. Sidaa awgeed waa muhiim inaad ogaataa waxa soo socda iyo qaabka ugu wanaagsan aad isugu diyaarin karto. Taburacayaasha
Waxaad la kulmeysaa lawyarkaaga intaadan wareysiga IND la yeelanin ka hor
Ka hor wadahadalka