Laga soo xigtay: Martijn Klungel / Shutterstock
Qodob

Iska xaadirinta IND Ter Apel

marka ugu dambeeyey la cusbooneysiiyey: 5/5/2025, 2:01 GD

Iska diiwaangelinta IND ee Ter Apel waxaad u sheegeysaa inaad magangelyo weydiisaneyso. Waxaad u sheegeysaa wadanka aad ka timid. Haddii wadankaas yahay mid ay dowlada Nederlaanka u aragto wadan amaan ah? Markaa waxaa IND ay codisgaaga maganelyo uga shaqeyneysaa dacwada deg dega.

Codsigaaga ayaa laga xadidaayaa nooca dacwada ee IND codsigaaga magangelyo uga shaqeyn doonto

Haddii aad Nederlaan ka soo gasho xagga Biljimka ama Jarmalka oo aad halkan magangelyo ka weydiisaneyso, waa inaad aadaa xerada leyska dhiibo ee Ter Apel (AC) Ter Apel. Waxaa Ter Apel iska diiwaangelisaa Adeega Socdaalka iyo Jinsiyada (IND)

. halkan ayaa ka sheegeysaa inaad magangelyo weydiisaneyso. Waxaa IND ku weydiinayaan qofka aad tahay, jinsiyadaada iyo meesha aad ka timid

Waxaa lagu siinayaa xariga gacanta lagu xirto iyo warqad nambar leh (tani waxaa loo yaqaan warqada wareegta 'loopbrief). waxaad xariga gacanta iyo warqada wareegta ugu baahan tahay ballamada markaad is dhiibto.

Badiyaa IND codsiyada magangelyada ee dadka ka imaaday wadamada nabdoon wey soo diidaa

Waxaa IND mar walba ay hubiyaan inaad hore magangelyo u codsatay. Nederlaan ama wadan kale oo wadan Dublin oo Yurub ah. Xaalada dambe waxaa ku khuseeya Nidaamka Dublin. Iyo wadanka aad asalka ka soo jeedo ma ku jirtaa liiska wadamada amaanka ah ee dowlada Nederlaan ay soo qoreen? Markaa waxey IND dacwadaada uga shaqeyneysaa ' Nidaamka dacwada la fududeeyey'. Tani waa hab ka gaaban kana dhaqso badan dacwada magangelyada caadiga ah. Waxaad lagula yeelanaa 1 wadahadal oo IND ah sababta aad u soo qaxday

Haddii aadan runta sheegin waxey dhibaato u keeni kartaa codsigaaga magangelyo

Waa muhiim ah inaad magacaaga runta ah sheegto iyo inaadan cadeymo aqoonsi faalso aadan sheegan. Si daacad ugu sheeg IND inaad magac kale soo isticmaashay mudada qixitaanka. Waxaa IND fiirineysaa iney waraaqahaaga sax yihiin. Haddii warbixin qaldan oo adiga kugu saabsan bixiso, taasi waxey saameyneysaa codsigaaga magangelyo


Warbixintan wax ma kugu caawisay?


Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
La wada shaqeynta Contentful