Kusoo dhawow RefugeeHelp

Qof kasta oo codsigiisa magangalyada la diido
Tani waa barta bilawga ee qaxootiga Nederlaan. Boggan ayaa ka heleysaa warbixin hadii codsigaaga magangelyo la soo diiday. Waxaa kaloo ka aqriney ururada ku caawini kara.

Warar cusub

Fiiri dhamaan

Waxaa 20 juunyo saacada 19. 00 VluchtelingenWerk Filmfestival wuxuu ka bilaabmaa TivoliVredenburg, Utrecht. Waxaan tusineynaa filimka Old Oak (Ingiriisi ku hadla, qoraal hoosaadyo Nederlaan ah) ka dibna waxaa hadlaaya kuwa ku hadla. Dadka qaxootiga ah waa bilaash ayey ku gelayaan. Iska diiwaan geli badhanka cagaaran!


Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
La wada shaqeynta Contentful